+252618320222

News

images

Soo wareejinta Maamulka Hawada, waa Qaranimada oo dib loo soo celiyay (FAALLO)

Soo wareejinta Maamulka Hawada, waa Qaranimada oo dib loo soo celiyay (FAALLO) Maamulka Hawada Soomaaliya ayaa maqneyd muddo ku dhow 27 sano, taasi oo laga maamulayay Wadamada Deriska la ah Dalka,...
 Dec 31, 2017 Read More

images

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Xariga ka Jaray xarunta maamulka hawada Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Maanta xarigga ka jaray Xafiiska laga hagi doono Duulista Hawada Dalka Soomaaliya oo noqoneysa markii u horeysay...
 Dec 28, 2017 Read More

images

Khudbadii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka uu ka jeediyay Xafladda Daahfurka Hawada Soomaaliya

Hambalyo Hanti naga maqneyd oon Helnay 
 Dec 28, 2017 Read More

images

Raisul wasaaraha Jamhuuriyadda

Raisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad ayaa Nalkii ugu horreeyay ee suurta galinaya in ay...
 Sep 03, 2017 Read More

images

Maareeyaha Hay’adda Duullista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliyeed

Maareeyaha Hay’adda Duullista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliyeed (SCAMA) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo u joogo dalka Talyaaniga ayaa kullamo la qaatay madaxda Hay’adda Duulista iyo...
 Sep 01, 2017 Read More

images

Turkish Airlines ayaa saaki soo caga dhigatay

Diyaarada Turkish Airlines ayaa saaki soo caga dhigatay, Garoonka caalamiga ah ee Aaden Cadde, iyadoo 3dii maalin ee lasoo dhaafay, soo dagi waysay, cillado xaga hawada ah awgeed. Haayada Maaraynta...
 Sep 01, 2017 Read More